Ciidamo Huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay Deegaanka Janaay Cabdalle

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab iyo ciidamada daraawiishta Jubbaland oo is garabsanaya ayaa goordhaw Al Shabaab kala wareegay deegaanka Janaay Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose. Sida aan wararka ku helnay ciidamada huwanta ah ayaa fuliyay howlgal dhoor jiho kaga weerareen Janaay Cabdalle oo qiyaastii 60 KM … Continue reading Ciidamo Huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay Deegaanka Janaay Cabdalle